Inaa Lilaahi wa inaa Ilaahi raajicuun

   Blue_petals_2.gif - (2K) ALAHA AH U NAXARIISTO Mahad Adan Happi
Inaa Lilaahi wa inaa Ilaahi raajicuun!  Dhamaan Gharri Support Group
iyo Garre Community of North America waxaan halkaan Tacsi uga gudbinayaan dhamaan qoyska reer Happi oo ay joogaan Seattle, Washington, iyo Moyale, Ethiopia, geeridii  nacdiintah laheyd ee ku timid Mahad Adan Happi oo 08 June 2009 uu ku geeryoodey Jiidka soconayey Addis Ababa, Ethiopia. Waxaan leeyahay dadkii uu kaButtercup.gif - (3K) geeryoodeyna samir iyo iimaan alla haka siiyoAmin, amin.

 

By Gur Gharri

 

         Hit Counter