Inaa Lilaahi wa inaa Ilaahi raajicuun

   Blue_petals_2.gif - (2K) ALAHA AH U NAXARIISTO Sheikh Ibrahim Gababa
Inaa Lilaahi wa inaa Ilaahi raajicuun!  Dhamaan Gharri Support Group
waxaan halkaan tacsi uga gudbinayaan dhamaan qoyska reer Gababa oo ay joogaan Seattle, Atlanta, Columbus, Tennesse, Anaheim, iyo Chicago, Kenya, iyo Ethiopia, geeridii  ee ku timid Sheikh Ibrahim Gababa oo 17 July 2008 uu ku geeryoodey Magalada Moyale, Ethiopia waxaan leeyahay dadkii uu kaButtercup.gif - (3K) geeryoodeyna samir iyo iimaan alla haka siiyoAmin, amin.

 

By Gur Gharri

 

         Hit Counter