|
Gharri
Video
iOnly
in Ethiopia You Can Find These (Sep06, 2007)
Gharri
Dhageettee
Ceelbuur Net
Hillaac.net
Qaadisiya.com
Gharri
Song
Waaga Cusub
Haj Bilow
AlJazeera English
|
|
|

Dagaal ujeeddo badan leh
ayaa ka bilowday magaalada Moyale, midda
kowaad diidmadii ay boorantu diiday in
deegannada la kala xadeeyo sannadkan.
waxaa xilligan loogu soo beegay inay
boorantu ku dhiirranaato dagaal maalin cad
ah inay magaalada ku soo qaaddo:-
waxay dooneysa inay ka faa,iideysato
xiisadda ka jirta dhinaca degoodi iyo
wararka sheegaya xaalad caafimaaddarro ee
hooggaanka dowladda Ethiopia
oo laga deyrinaayo. haddaba
bartilmaameedkooda ma aha magaalada Moyale,
inaan ku xisaabtamna boorantu waxay
rimantahay Elgof iyo El-lay. Muhiimmadu waa
in
si istaratiijiyada ah loo xisaabtama oo
booranta hammigeeda dhamaan waayey maanta
wax walba loo hura naf,maal iyo maskaxda.
Haddii maanta runta
la taabsiiyo waa la kala degganaan doona,
boorantu waxaan ay riman tahay muddo dheer
ayey tabaabushaheeda ku jirtaa middaas weeye
taan lahaa in
si fog loogu xisaabtamo. Talooyin degdeg
ahna looga yeesho dadkeenna jooga qaaradaha
Yurub iyo Ameerika si aanu dhibaatada
dadkeenna ula qaybsanno
haddii kale wixii dhacay 1992 ayaa nagu soo
food leh ogaada.
Qore Adan
|
|
|
|
|